@CabdallaCabdalla · 4.6K subscribers
𝖶𝖠𝖷𝖠𝖠𝖭 𝖠𝖧𝖠𝖸 𝖢𝖠𝖡𝖣𝖠𝖫𝖫𝖠 𝖢𝖠𝖡𝖣𝖠𝖫𝖫𝖠 𝖪𝖴 𝖲𝖮𝖮 𝖣𝖧𝖠𝖶𝖮𝖮𝖶 𝖣𝖠𝖦𝖤𝖫𝖪𝖠𝖭. 𝖶𝖠𝖷𝖠𝖠𝖣 𝖪𝖠𝖫𝖠 𝖲𝖮𝖢𝖮𝖭 𝖣𝖮𝖭𝖳𝖠𝖠 𝖶𝖠𝖱𝖡𝖨𝖷𝖨𝖭𝖮.𝖠𝖰𝖮𝖮𝖭-𝖪𝖮𝖱𝖮𝖱𝖲𝖨 & 𝖬𝖠𝖢𝖫𝖴𝖴𝖬𝖠𝖠𝖣 𝖦𝖴𝖴𝖣. 𝖬𝖠𝖧𝖠𝖣𝖲𝖠𝖭𝖨𝖣❤️
The short link opens the channel straight in the Telegram app — not in a browser tab.
tg.me/go/CabdallaCabdallaIs this your channel? Add @tgme as admin — and see how many people click your links. Get the stats →
Channel created May 26, 2021per Telegram
We have been tracking it since August 18, 2026
In all that time the channel has changed neither its name, nor its @username, nor its avatar.
We show only what we have seen ourselves.
[media, no text]
“14 sanadood ayaa la ogaaday in cudurka ka Fogaanayo dadka Qur’aanka aqriya,Cuduro badan oo jirka kujirana meesha ay ka baxayaan Aqrinta qur’aanka aw-geed“ Dr.Shiine Jumca Mubakar🕌📿 Xuquqda Muuqaalka: @Universal Tv
Waa maalinta ugu weyn ee qiimo-dhimisyada sanad kasta ka dhacda dunida, taas oo billaabata Jimcaha ku xigta maalinta (Thanksgiving) ka ee Mareykanka. Inkastoo asalkeedu yahay Mareykanka, maanta waxay noqotay dhacdo ganacsi oo caalami ah oo ay si firfircoon uga qeyb qaataan shirkadaha waaweyn, dukaam…
?
From Kampala To New York City🌆 | CAJIIB! (New York City Mayor). Taariikh aan horey loo arag ayaa ka dhacday New York City, Waa qofkii Muslimkii ahaa ee ugu horeeyay oo mayor ka noqda magaalada ganacsiga dunida, magaalada 1-aad ee USA. Zohran Mamdani oo ah muslim ka soo jeeda Hindiya kuna koray Uga…