📢 Ogeysiis Dowra Cilmiyeed
Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda iyo dadka xiiseeya barashada cilmiga sharciga ah in [Machadka Al-Macaali] uu qaban doono Dowra Cilmiyeed Online.
التسجيل halkaan is ka diinwaan gali⬇️⬇️
https://form.svhrt.com/669b612c19ed881928ab6eb4
Mawduucyada lagu baran doono:
1️⃣ Fiqh – Matn Abii Shujaac iyo wixii ka sareeya.
2️⃣ Naxwe – Matn Al-Ajruumiyah iyo wixii ka sareeya.
3️⃣ Sarf – Laamiyatu-l-Afcaal ama Sarfu-l-Muyassar.
📍 Goobta: Telegram
🗓 Maalmaha: Arbaco, Khamiis & Jimco
🕰 Bilowga: 1 Oktoobar 2025, oo ku beegan 10 Rabiicu Thaani 1447
📞 Wixii faahfaahin ah kala xiriir:
+252 61 5742925 / +254 724447331
ℹ️ Fiiro Gaar ah:
Dowradu waa lacag-la’aan, wax lacag ah lagama qaadi doono.
🔖Telegram
https://t.me/machadka_al_macaalii
🔖group ka Whatsapp
https://chat.whatsapp.com/DTiqL7eZmT7F0FQ4YCABnD?mode=ems_copy_t
Forwarded fromدار الهداية

September 23, 2025 958