Waxaan dooranayaa inaan ka aamuso adduunka muddo, ilaa aan si fiican u barto xaqiiqooyinka nolosha. Dadka qaar waxay wax ku bartaan hadal, aniguna waxaan wax ku baran doonaa aamusnaan Umana maqnaanayo inaan qof ka cararo, waxaan u maqnaanayaa inaan noqdo qof ka wanaagsan kii aan shalay ahaa. Marka aann soo laabto, ma ahaan doono isla qofkii aad taqaanay🫡
RetWan✍