Waxa aan rabo waxaa weeye Ina helo daganaansho ruuxi ah Ina helo jcyl iyo naxariis iyo dabacsanaan iyo fahan intaas waligay ma helin xitaa yaraantaydiih mararka qaaar waxaan dareemaa Ina ahey qofka dunida ugu nasiibka xun🫡 RetWan✍
March 31, 2026 938 3