Warka Manta Howlgal #qorsheysan oo AS ay ka fuliyeen degmada #Kaxda… — Warka — TG.ME

Warka Manta

Howlgal #qorsheysan oo AS ay ka fuliyeen degmada #Kaxda ee magaalada #Muqdisho waxey ku dileen askari ka tirsanaa ciidanka #Bangarafta ee sida gaarka ah u tababaratay dowlada #Mareykanka kaasi oo lagu magacaabi jiray #Suleymaan_Xasan.

AS ayaa #weerar jidgal ah u dhigeen #kolanyo a tirsan ciidanka #Kenya oo ku socdaalayay duleedka deegaanka #Dhamase ee degmada #Lafeey ee gobalka #Mandheere, wararka ayaa sheegayo in Khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed eey kasoo gaartay ciidanka kenya

Waxii kusoo kordha
@wararka2
👍22❤18👏10
October 28, 2024 28.1K 1 8