Faahfaahin:
Warar soo baxayo ayaa xaqiijiyey in 2 askari oo ciidanka dowladda lagu dilay 3 askari kalena lagu dhaawacay, weerarkii culus oo ay AS maanta ku #qaadeen xerada ay ciidanka Jubbaland ku leeyihiin degaanka #Birta_dheer ee dhaca duleedka magaalada #Kismaayo ee Jubada_hoose
Waxii kuso kordho
La soco
@wararka2
19
6
3October 27, 2024 21.3K 1 3