Dowladda Shiicada iiraan ayaa burburisay Masjidka Alfaaruuq ee kuyaal… — Warka — TG.ME

Dowladda Shiicada iiraan ayaa burburisay Masjidka Alfaaruuq ee kuyaal bartamaha magaalada Tahran, Masjidkan wuxuu ahaa midka ugu weyn ee ay leeyihiin muslimiinta sunniga ee Iiraan ku nool.
Shiicada ayaa cadaawad gaamurtay uqaba muslimiinta
👍16🤬11😭6❤4💔4🔥1
October 26, 2024 21.3K 4 12