Warka: post #3261 — TG.ME

Waa qaar kamid ah, dadkii ku dhintay Qaraxii Degmada #Kaaraan ee Muqdisho Lagula #Beegsaday Goob Isku Imaatin ah oo Ay Ku sugnaayeen saraakiil iyo askar dowladda ka tirsan.
❤17👍6😁3🔥2👎1
October 26, 2024 16.6K 4