Faahfaahin Qaraxii saaka aan sheegbay oo lagu #weeraray guri uu… — Warka — TG.ME

Faahfaahin

Qaraxii saaka aan sheegbay oo lagu #weeraray guri uu magaalada Baladweyne ku leeyahay #sarkaal lagu magacaabo #Ibraahim_Deefow,

#Qaraxaas waxaa ku #dhaawacmay 3 askari oo uu ku jiro #Qowdhan oo ah afhayeenka maamulka la baxay #Hiiraan_State.
❤11👍3
October 26, 2024 16.6K 1