War Cusub #Qarax lala beegsaday ciidamka dowladda oo ka dhacay… — Warka — TG.ME

War Cusub

#Qarax lala beegsaday ciidamka dowladda oo ka dhacay #Muqdisho gaar ahaan degmada #Kaaraan, xaafada #Cali_Geedi ayaa waxaa ku #dhintay Ugu yaraan 5 askari oo katirsan halka 7 kalena lagu #dhaawacay, waxaa kamid ah dadka ku wax yeelobay #sarkaal dowladda ka tirsan.
❤10👍4
October 26, 2024 15.2K 3