Warka Saaka
AS ayaa qarax ku #buriyay guri uu magaalada #Baladweyne ka dagan yahay sarkaal lagu magacaabo #Ibraahim_Deefow oo katirsan Dowlada.
Sido kale waxaa xalay la weeraray, #xerada ay askarta maamulka la baxay #Koonfur_galbeed ku leeyihiin, degmada #Waajid oo katirsan gobalka #Bakool.
9
3
1October 26, 2024 14.4K 2