Wararka Saaka
Weerar #qarax ah ayay AS ku qaadeen Gaari #Cabdi_Bile ah oo ku sugnaa isgoyska Xoosh ee degmada Dharkenley, gaarigaas waxaa wateen askarta #Dowladda gaar ahaan kuwa #Sirdoonka.
Qaraxa ayaa gabi ayaanba #burburiyay gaariga, waxaana #dhimasho iyo #dhaawac u qeybsamay askartii saarneed.
14October 26, 2024 14K 2 3