Faahfaahin
Waxaa la helayaa Tafaasiil #dheeraad ah ayaa laga helayaa #madaafiic lagu garaacay #xerada ciidanka Xabashida #Itoobiya ee garoonka magaalada #Beydhabo.
Waxaa madaafiicdaasi ku baqtiyey 3 askari oo #Itoobiyaan ah, halka lagu #dhaawacay mid kale.
8
1October 26, 2024 13.4K 2