Dowladda somaliya oo soo saartay, warqad lagu cadeeyay in itoobiyo… — Warka — TG.ME

Dowladda somaliya oo soo saartay, warqad lagu cadeeyay in itoobiyo eeysan ka qeyb gali doonin howlgalka Xigo ee 2025ta bilaabmayo ee loogu magac daray * "AUSSOM".

Dowladda somaliya ayaa iska soo daba saartay warqado sidaan oo kale ah, balse waxaa lala yaaban yahay, in dowladda eeysan jawaab u haaynin, safiirka itoobiya inuu madaxtooyada dhinac ka dagan yahay.

Isha waxuu ku haaya, dhaq dhaqaaq walbo oo madaxtooyada ka socdo, waxuuna dhex dagan yahay madaxtooyada, hubkiisa ayuu la galaa, waardiyahiisa ayuu la galaa

Safiir waa sirdoon iyo u qaabilsane is kor saaran, waxuu toos ugu xiran yahay dowladda so dirsatay, waana halka sirdoonka wadankaaga u ah meesha eey isku wareeystaan.

Mar la weydiiyay fiqi, waxaa u ka dhihi karo in madaxtooyada ku dhex taalo safaarada itoobiya, waa gaja' leeyay.

Kulahaa anaga waa naga horeeysay, balse dowladdahi hore itoobiya waaba is ogolaayeen, boota ku aadan itoobiya kama maqli jirin, balse dowladda booteyneeyso oo hunguriga bilaabo looga haayo ayaa soo baxday
❤14👍13
October 25, 2024 18.1K 1