War Cusub #madaafiic ayaa xalay lagu garaacay guriga uu degmada… — Warka — TG.ME

War Cusub

#madaafiic ayaa xalay lagu garaacay guriga uu degmada #Balcad ka degan yahay, madaxweynaha hirshabelle, ninka lagu magacaabo #Cali_Guudlaawe.

Cali Guudlaawe ayaa ka bad baaday si dirqi ah, waxaan ku hoobtay guriga tiro madaafiic ah,

Waxii kuso kordho
@wararka2
👍8❤1
October 25, 2024 10.4K 1 3