@Tudhaale_academy · 867 subscribers
Kusoo dhowaaw kuliyadda Tudhaale Academy 🥳🥳🙌 👉|> kuliyadda Tudhaale Academy waxay bixisaa 4 koorso oo kala duwan waxay kala yihiin :- ✅️ Basic computer Application ✅Graphic design mobile ✅Video editing mobile ✅ Facebook growth course
The short link opens the channel straight in the Telegram app — not in a browser tab.
tg.me/go/Tudhaale_academyIs this your channel? Add @tgme as admin — and see how many people click your links. Get the stats →
Channel created February 19, 2021per Telegram
We have been tracking it since August 11, 2026
In all that time the channel has changed neither its name, nor its @username, nor its avatar.
We show only what we have seen ourselves.
*🎓🔥 TUDHAALE ACADEMY 🔥🎓* Ma rabtaa inaad barato xirfado casri ah oo kuu horseeda guul iyo shaqo? 💼✨ Hadda waa waqtigii aad naftaada horumarin lahayd! 📚 Koorsooyinka hada aan bixino: ✅ AI (Artificial Intelligence) ✅ Graphic Design (Mobile & Computer) ✅ Basic Computer ✅ Video Editing ✅ Facebook Grow…
📢 OGAYSIIS MUHIIM AH Kuliyadda Tudhaale Online Academy waxay ku faraxsan tahay inay ku wargeliso dhammaan ardayda iyo daneeyayaasha in bishan cusub la bilaabayo: ✅ Koorsooyinkii hore oo dib loo furay ✅ Koorsooyin cusub oo la soo kordhiyey 🎓 Fursad weyn ayaad u haysataan inaad kor u qaaddaan aqoon…
B𝗔𝗦𝗜𝗖 𝗖𝗢𝗠𝗣𝗨𝗧𝗘𝗥 𝗔𝗣𝗣𝗟𝗜𝗖𝗔𝗧𝗜𝗢𝗡 🖥🖱 WAXA SI RASMIYA INOOGU FURANTAY DIWAANGALINTA COURSE KEENA BASIC COMPUTER-KA. Ku soo dhawoow fursad gaar oo aad ku baran karto xirfadaha aasaasiga ah ee kombiyuutarka hab casriya oo online ah. Tudhaale Academy waxay kuu diyaarisay koorso muhiim ah oo kaa caawinays…
#OGEYSIIS_MUHIIM_AH. Waxa si habsamile u socota Diwaangalinta ardayda cusub ee Koorsada Graphic Design mobile-ka. Koorsadaan waxaad ku baran doontaa sida loo sameeyo Boodhadhka noocyadooda kala duwan sida: ● Boodhadhka Ganacsiyada. ● Boodhadhka Xafladaha. ● Boodhadhka Wax barashada. ● Boodhad…