@diirada500 · 3.3K subscribers
«Wax dhagaysigu wuxuu kaa dhigayaa qof ka wayn da'diisa»
The short link opens the channel straight in the Telegram app — not in a browser tab.
tg.me/go/diirada500Is this your channel? Add @tgme as admin — and see how many people click your links. Get the stats →
Channel created February 20, 2021per Telegram
We have been tracking it since August 11, 2026
In all that time the channel has changed neither its name, nor its @username, nor its avatar.
We show only what we have seen ourselves.
𝐒𝐡𝐢𝐢𝐤𝐡 𝐁𝐚𝐬𝐡𝐢𝐢𝐫: 𝐗𝐚𝐚𝐣𝐢 𝐀𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐀𝐟-𝐐𝐚𝐥𝐨𝐨𝐜 Gabaygan waxaa tiriyay Xaaji Aadan Axmed Af-qalooc sannadku markii uu ahaa 𝑘𝑢𝑛 𝑖𝑦𝑜 𝑠𝑎𝑔𝑎𝑎𝑙 𝑏𝑜𝑞𝑜𝑙 𝑖𝑦𝑜 𝑎𝑓𝑎𝑟𝑡𝑎𝑛 𝑖𝑦𝑜 𝑡𝑜𝑑𝑑𝑜𝑏𝑎𝑑𝑖𝑖 (1947), isaga oo dadka Soomaaliyeed wax u sheegaayey isla markaana, canaan iyo guubaabiba u dhammaynaayey, ayaa uu Shiikh Bashiir iyo gees…
Noloshada Wax Walba Oo Kugu Dhaco, Waxad Ogataa In Allah SWT Qorshihiisa Ay Ku Dhacen, Rabbina Wa Mid Mar Walba Ku Ilaalinaya 💌🌙
Filashada wanaagsani rajo iyo farxad bay abuurtaa..
Allaahumma inni acuudu bika minal-hammi wal-hazan, wa acuudu bika minal-cajzi wal-kasal, wa acuudu bika minal-jubni wal-bukhl, wa acuudu bika min qalabatid-dayn wa qahri rijaal.)) ((Alloow, waxaan kaa magan galayaa walbahaar iyo murugo, waxaan kaa magan galayaa tabardarri iyo caajis, waxaan kaa mag…
((Allow adaa og waxa qarsoon iyo waxa la arko, adaa sameeyey samooyinka iyo dhulka, adaa ah allaha wax walba abuuray, ahna allahooda iyo Boqorkooda. Waxaan qirayaa in Ilaah kale jirin adiga mooyee. Waxaan kaa magan galayaa sharka naftayda, sharka Shaydaanka iyo shirkigiisa, iyo inaan naftayda u gays…