`๐ซ๐ถ๐ธ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ป๐๐ฎ
*Wanaag haddii ay kaa maqlaan way qarinayaan, xumaan haddii ay kaa maqlaan way faafinayaa, haddii aysan wax kaa maqlinna iyagaa kugu been abuuranaya.*
> Hadalada Dadka Ha Qiimayn Hana Tixgalin Naftaada Adiga Kaliya Ayaa Og Qof kale Oo Og Xaalada Aad Kusugantahay Majiro Waxay Rabaan hakaa Sheegaan
8
2November 14, 2025 1.1K