Nabigu ﷺ wuxuu yiri:
الْمُؤْمِنَ إِذَا حَضَرَهُ الْمَوْتُ بُشِّرَ بِرِضْوَانِ اللَّهِ وَكَرَامَتِهِ، فَلَيْسَ شَىْءٌ أَحَبَّ إِلَيْهِ مِمَّا أَمَامَهُ، فَأَحَبَّ لِقَاءَ اللَّهِ وَأَحَبَّ اللَّهُ لِقَاءَهُ
Mu'minka marka ay geeridu usoo xaadirto/u timaaddo waxaa loogu bishaareeyaa raalli ahaanshaha Alle iyo karaamadiisa dushiisa ahaatay, markaas ayuusan jirayn wax uu ka jecelyahay waxa hortiisa ahaaday, [natiijo ahaanna] wuxuu jeclaystaa la kulanka Alle, Allena la kulankiisa ayuu jeclaadaa.
Saxiixul Bukhaari 6507
8November 23, 2025 1.2K