Baryada eebbe maxaa laga dhaxlaa?
llaahay baryadiisu waa camal weyn oo qofka Muslimka ah naf iyo nolol ahaanba u roon.
Faa'iidooyinka llahay oo la baryo gacmahana kor loogu taago waxaa ka mid ah:
1. Xiriir toos ah oo Alle lala yeesho - Ducadu waxay qofka ku dhowaysaa Rabbigiisa, waxayna muujisaa in uu ku tiirsan yahay .
2. Nabad iyo deggenaan qalbi - Marka aad barido llahay , walbahaarka iyo murugadu way yaraadaan, qalbiguna wuu degaa.
3. Dambiyada waa la dhaafaa - Ducada iyo toobaddu waxay sababaan in llaahay kuu dembi dhaafo.
4. Rajo iyo yididiilo - Baryadu waxay qofka baraysaa inuusan quusan, balse uu rajeeyo khayrka Alle.
5. Barako iyo nasilb wanaagsan - Qofka eebbe bariga badan, noloshiisa waxaa ku dhaca barako iyo khayr badan.
6. Arsaaqda oo qofka eebbe ufuro
4November 8, 2025 1.4K