Guutada Cizzu diinul‐Qasaam Iyo Guutada Saraayal Al-Qudus Oo… — MARRACADDE SHOW — TG.ME

Guutada Cizzu diinul‐Qasaam Iyo Guutada Saraayal Al-Qudus Oo muslimiinta ugu tahniyadeyeen Dhalashada Bisha Ramadan
Ramadan waye marka aan ducaysaneyno Ducada yaan ka iloobin Walaalaheena mujaahidiinta io Shacabka falastiin ee muslimiinta ah
❤16🎉3👍2🫡2❤‍🔥1
March 1, 2025 2.7K 2