"Haka quusanina naxariista ALLAH , arrintu waxay tahay naxariista ALLAH kama quusto illaa qolada gaalada ah ma ahee"
Farriin kamid ah fariimaha waaray ee ka timi boqorka naxariista aadka ah ku sifaysan ee kownkan dhan uu gacntiisa ku jiro.
Quustu waa calaamad gaalada lagu garto, Ha quusanina kuwa iimaanka laga helayoow!♥️🌿


