๐—ฅ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ!๐ŸŒ™โœจ Waxaan hambalyo diiran u dirayaaโ€ฆ โ€” Jiilsom โ€” TG.ME

๐—ฅ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ!๐ŸŒ™โœจ

Waxaan hambalyo diiran u dirayaa dhammaan Muslimiinta, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed iyo asxaabta ku xiran Jiilsom. Waa bil barakeysan oo fursad weyn u ah muslimiinta. Ilaahay ha inaga dhigo kuwa ka faa'iideysta khayrkeeda, soomkoodana laga aqbalo. ๐Ÿคฒ๐Ÿ’ซ

๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
https://www.facebook.com/share/p/1B155wzJQt/
โค16๐Ÿ‘1
March 1, 2025 11.2K 2