๐—–๐—”๐—ก๐—ฉ๐—” ๐—–๐—ข๐— ๐—ฃ๐—Ÿ๐—˜๐—ง๐—˜ ๐—–๐—ข๐—จ๐—ฅ๐—ฆ๐—˜! Ma doonaysaa inaad baratoโ€ฆ โ€” Jiilsom โ€” TG.ME

๐Ÿ“ข ๐—–๐—”๐—ก๐—ฉ๐—” ๐—–๐—ข๐— ๐—ฃ๐—Ÿ๐—˜๐—ง๐—˜ ๐—–๐—ข๐—จ๐—ฅ๐—ฆ๐—˜!

Ma doonaysaa inaad barato xirfadda naqshadaynta (Graphic Design) adigoo isticmaalaya barnaamijka ugu caansan uguna fudud dunida ee Canva? Madasha ๐—๐—ถ๐—ถ๐—น๐˜€๐—ผ๐—บ waxay idiin haysaa fursad dahabi ah oo aad ku baran karto xirfad dakhli kuu soo xerogelisa!

Inshallah waxaanu bilaabanaya koorso dhammaystiran oo si toos ah (๐—Ÿ๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ ๐—–๐—น๐—ฎ๐˜€๐˜€๐—ฒ๐˜€) laguugu bari doono dhammaan qaybaha kala duwan ee Canva, laga bilaabo heerka koowaad ilaa aad noqoanayso xirfdale dhamaystiran.

๐ŸŽ Hadyad Gaar Ah (Bonus): Arday kasta oo is-diiwaangelisa wuxuu heli doonaa Canva Pro oo bilaash ah (Free) inta ay koorsadu socoto!

๐Ÿ’ป๐’๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐š๐ก๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐›๐ค๐š (Important Requirement): Si aad casharada si dhab ah ugu tababarto (practice), arday kasta waxaa ku waajib ah inuu haysto mid ka mid ah qalabkaan:

- Laptop ama Computer
- Tablet ama iPad
- (Fadlan Ogoow: Koorsadan looguma talogelin in lagu barto Mobilka/Phone-ka).

๐Ÿš€ ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐š๐ ๐ค๐ฎ ๐›๐š๐ซ๐š๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š๐š ๐ค๐จ๐จ๐ซ๐ฌ๐š๐๐š?
โค7๐Ÿฅฐ2
August 11, 2026 1K