Jiilsom: post #609 — TG.ME

👇👇👇
https://youtu.be/36MRaxRbloo?si=XdF8Y2e9CP4OS3W5
YouTube
Shuurdaha Cusub ee YouTube YPP 2026 - 2027 🚨 | Sida loo Aqbalo Shuurdaha Cusub ee YouTube
YouTube ayaa isbadal ku sameeyay shuruudaha iyo Habka loo aqbalo YouTube Partiner Program (YPP). Muuqaalkan waxaan si faahfaahsan ugaga hadlayaa YouTube YPP, Sidoo kale muuqaalkan waxaad ku daawan doontaa sida loo aqbalo sharciga cusub ee YPP muuqaalkana…
❤2
August 16, 2026 685