@idrisalteeso7 · 3.5K subscribers
Kusoo Dhowaadda Channelka Idiris Alteeso.
The short link opens the channel straight in the Telegram app — not in a browser tab.
tg.me/go/idrisalteeso7Is this your channel? Add @tgme as admin — and see how many people click your links. Get the stats →
Channel created February 13, 2024per Telegram
We have been tracking it since August 27, 2026
In all that time the channel has changed neither its name, nor its @username, nor its avatar.
We show only what we have seen ourselves.
War Dag Dag : Allah ha u naxariisto Professor Jawaari ayaa goordhoweyd geeriyooday. Inaa Lilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun. Allah ha u naxariisto Jawaari Idris Alteeso
“Si aad nolasha guul ugu gaarto uma baahnid Jamacad inaad aado” waxaa sidaas yiri Rishi Sunak Ra’iisul wasaaraha Uk. 🇬🇧 Maku raacsan tahay in aan Jaamacad loo baahneen in la dhigto ama la aado si nolasha guul looga gaaro
Ciidamada Amniga ayaa goordhow xabsiga u taxaabay Sihaam Tahliil, Farhiya Zoona, Iftin Model, Nashaad Nalka iyo kuwa kale oo caan ka ah aaladda Tiktok. Idris Alteeso.
Allah ha u naxariisto Ayaanle Cabdisalaan Jaamac 12 sano jir kasoo jeeda Goldogob oo ku noolaa deegaan ku dhow Caabudwaaq ayaa waxaa dilay dabley hubeysan oo kasoo jeeda Cadaado. Ayaanle dilkiisa waxaa loo adeegsaday Faas, oo wey bireeyeen kadibna gacmaha ayaa laga jaray. Arintaan ayaa daba socota…
War Dag Dag : Ugu dambeyn Maxkamada Racfaanka Gobolka Banaadir oo Dil toogasho ah ku xukuntay Sayid Cali oo lagu helay inuu gubay xaaskiisa Luul.