Si aad nolasha guul ugu gaarto uma baahnid Jamacad inaad aado” waxaa… — Idris Alteeso — TG.ME

“Si aad nolasha guul ugu gaarto uma baahnid Jamacad inaad aado” waxaa sidaas yiri Rishi Sunak Ra’iisul wasaaraha Uk. 🇬🇧 Maku raacsan tahay in aan Jaamacad loo baahneen in la dhigto ama la aado si nolasha guul looga gaaro

❤24👍13😁4
May 29, 2024 7.7K 14