War Dag Dag : Ugu dambeyn Maxkamada Racfaanka Gobolka Banaadir oo Dil… — Idris Alteeso — TG.ME

War Dag Dag : Ugu dambeyn Maxkamada Racfaanka Gobolka Banaadir oo Dil toogasho ah ku xukuntay Sayid Cali oo lagu helay inuu gubay xaaskiisa Luul.

👍48❤3👏2😢2
May 15, 2024 6.4K 15