FURSAD MUHIIM AH . Barashada daawadu waa mid naftaada iyo ta… — T𝔸𐐛Ɩ𝖲O ❤🦋 — TG.ME

💊 FURSAD MUHIIM AH . Barashada daawadu waa mid naftaada iyo ta ehelkaagaba ugu yaraan anafacaysa. Ma rabta  inaad barato. daawoyinka(pharmacology). Kuliyada wayn ee al ALfurqan online academy waxay kuu diyarisay fasalo cusub oo ah barashada  daawooyinka . 💊Baro dawooyinka oo naftaada ku dawee. 💊Baro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee.  Baro daawooyinka ooo baro mid kasta qaabka u haboon ee loo qaato iyo qaabka uhaboon ee  ay xanuunka u daawayso . Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. 👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

August 14, 2025 336