Afar iyo tobanka wiil ee uu Turkigu laayey iyagoo ilaashanaya… — Coldoon — TG.ME

Afar iyo tobanka wiil ee uu Turkigu laayey iyagoo ilaashanaya xeebahooda ha loo aaro,qaniimada la qariyey in la bixinteedana wax ha la iiga keeno.
❤37
August 30, 2026 1.3K