Amisom xabaalohooda xusimaynno ubaxyona ku tiximaynno. Ma kumanaanka… — Coldoon — TG.ME

Amisom xabaalohooda xusimaynno ubaxyona ku tiximaynno.
Ma kumanaanka kun ee dumarka muslimaadka ah ee ay kufsadeen baynnu ku maamuusnnaa oo fiyoore ku siinnaa ?
Ma kumanaanka xasuuq ee ay u gaysteen shacabka soomaaliyeed ee muslimka ah ayeynnu ku xusnnaa oo faraawil ku farraqnnaa?
Taasi kama suurtowdo qof in yar oo damiir ah leh.
Calooshooda u shaqaystayaasha Amisom abaalkoodu waa in aynu dhulkeenna kaa saarnno oo qudha.
❤28👏27👍3
August 18, 2026 1.7K 1