Rasuulku (ﷺ) waxa uu yiri: ❪Waxa ii yimid Jibriil waxa uu i yiri… — Barta kulmis — TG.ME

Rasuulku (ﷺ) waxa uu yiri:
❪Waxa ii yimid Jibriil waxa uu i yiri: Muxammadaw! Ruuxii Ramadaan haleela ee aan loo dambi dhaafin, Ilaahay ha fogeeyo. waxa aan iri: ❪Aamiin❫

Malaku Jibriil (عليه السلام) ayaa habaaraya oo leh Ilaahay ha fogeeyo qofka bisha Ramadaan soo gaara ee aan la iman camalkii loogu dambi dhaafi lahaay, Nebiguna SCW waxa dhahay 'Aamiin'.
👍7
March 10, 2025 2.9K 3