قال بكر بن عبد الله المزني رحمه الله:
«لا يكونُ الرَّجُلُ تقيًّا حتَّى يكونَ بطيءَ الطَّمَعِ، بطيءَ الغَضَبِ».
[حلية الأولياء لأبي نعيم (٢٢٥/٢)]
Bakar bin Cabdullaahi Al-Muzani (Eebbe ha u naxariisto) wuxuu yiri:
"Ninku ma noqonayo mid dhab ahaan Alle uga baqa oo ka cabsada ilaa uu noqdo mid ka gaabiya damaca (hunguriga), kana gaabiya xanaaqa."
3January 24, 2026 1.2K