📢 OGEYSIIS: BILOWGA IS-DIIWAANGELINTA MACHADKA!
Bismillaahir Raxmaanir Raxiim
Ma jeceshahay inaad si fudud u barato luqadda Carabiga adigoo gurigaaga jooga? Ma rabtaa inaad fahamto luqadda Qur'aanka kariimka ah?Machadka "Luqatul Quraan" wuxuu kuugu bishaaraynayaa inuu kuu furay fursad dahabi ah oo aad ku baran karto Buugga caanka ah ee (Duruus al-Luqatul-Carabiyah - Kitaabka Madiina - Qaybta 1aad).
Habka Waxbarashada: Online (Khadka internet-ka) oo aad u fudud una habboon waqtigaaga.
Qiimaha: Waa qiimo aad u jaban oo ku habboon qof kasta.
📲 Si aad isu diiwaangeliso, fadlan nala soo xiriir hadda:
Telegram: @luqadquraan1
Fursaddu waa xaddidan tahay, ee iska diiwaangeli maanta! ✍️📚
July 18, 2026 582 1