(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA! KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .✍ Madaama computerku qasab ku yahay qof kasta oo raba in uu shaqo helo. Waxaanu dhalinta soomaliyeed siinay fursadan qaaliga ah . Ku baro computerka kaliya 6 dollar kuna shaqo tag. Kuliyada Alfurqan waxay markasta rabtaa horumarka bulshada. Shuruudaha. ⏭Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa . ⏭ inay kaa go'antay wax dhigashadu. ⏭ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya . Prograsmka la dhiganaayo waxa ka mida: ●Introduction to windows ● Microsooft word ●Microsooft ppt ●Microsooft excel ●Microsooft access ●Microsooft publisher ●Microsooft outlook Mudada koorasku waa 2ba bil iyo badh . Shahadaduna waa diploma. Nasiib fiican. 24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho. ⏭ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA! KU BARO… — T𝔸𐐛Ɩ𝖲O ❤🦋 — TG.ME
January 26, 2025 303