Saldhig ciidan oo si qarsoodi ah Berbera looga dhisayo ayaa dhammaad ku dhow.
Waxa si wada jir ah u isticmaali doona ciidamada Yuhuudd,Maraykanka iyo Imaaraatka.
Arrinkaasi halistiisa ayuu leeyahay,khatar baa inugu soo fool leh.
https://clashreport.com/world/articles/uae-nears-completion-of-secret-military-base-at-somalilands-berbera-airport-ceyv7zbrs84

Clashreport
UAE Nears Completion of Secret Military Base at Somaliland’s Berbera Airport
UAE is finalizing a massive 10-month expansion of a clandestine military base at Berbera Airport in Somaliland. The strategic facility is being equipped with air defense systems, underground bunkers, and drone hangars for use by Abu Dhabi, Washington, and…
18
17
6
3
3July 24, 2026 4.1K 1