Waa ciidamada booliska ee Hargeysa oo si arxandarro ah u tumaya qof shacab ah oo aan hubaysnayn.
Saddex habeen ka horna ciidamada booliska ee Burco ayaa uusxbaalay nin dhalinyaro ah (ilaahay ha u naxariistee)oo la odhan jiraya Sharmaarke Fuud-bariis.
Inta qorsoon baa badan.
10
6
5
3
2July 10, 2026 2.9K 1