Ma aha “siiro carbeed” siirada rasuulku ﷺ. Hadalkaasi waa gaf ka dhan… — Coldoon — TG.ME

Ma aha “siiro carbeed” siirada rasuulku ﷺ.
Hadalkaasi waa gaf ka dhan ah Nebiga ﷺ.
Warka ka sugnaaday rasuulka ﷺ ee uu yidhi , ama uu falay ama hortiisa ka dhacay ee uu ka aamusay waa sunne, sunnuhuna waa waxyi xaga Allaah ka yimi oo muqaddas ah , waana xadgudub weyn in loogu yeedho “siiro carbeed”

Muslimiineey nabigiinna ﷺ u hiiliya hana yeelina in hortiinna lagu jees jeeso diintiinna.
❤29👍3🔥1
July 8, 2026 2.3K