بسم الله
Wiilkayga Jihaad aad buu u xanuunsanayaa ,heer kulkiisu waxa uu marayaa 40 darajo,waxa la dhigay Hospital ka guud ee Burco.
Caafimaad taama ugu soo duceeya Ilaahay khayr ha idinku abaalmariyee.
"أَذْهِبِ البَاسَ رَبَّ النَّاسِ، اشْفِ وأَنْتَ الشَّافِي، لا شِفَاءَ إلَّا شِفَاؤُكَ، شِفَاءً لا يُغَادِرُ سَقَمًا"

27
24
4
3
2July 4, 2026 2.4K 1