@Aqbrul1234 · 1.1K subscribers
Ka hel tabin toos ah aqbartii ugu danbeysay falastiin qaza iyo daanta galbeed oo kusaleysan xaqiiq💓👋
The short link opens the channel straight in the Telegram app — not in a browser tab.
tg.me/go/Aqbrul1234Is this your channel? Add @tgme as admin — and see how many people click your links. Get the stats →
Channel created December 5, 2023per Telegram
We have been tracking it since August 17, 2026
In all that time the channel has changed neither its name, nor its @username, nor its avatar.
We show only what we have seen ourselves.
Tiro caruur ah ayaa ku dhaawacantay Qaza ka dib markii uu qarax ka dhacay.kasoo ahaa haraadiga ciidamada gumeysiga ee bilaabay intii uu socday dagaalkii xasuuqa
[media, no text]
Salah Aljafawari ayaa lagu dilay Gaza kadib markii ay rasaas ku fureen maleeshiyo-beeleed hubaysan oo gacan-saar laleh ciidamadii Yuhuuda ee ka baxay Gaza. Dadka ay maleeshiyadu dishay waxaa ku jira wariye Saleh Aljafarawi oo kamid ahaa saxafiyiinta ugu caansanaa ee mudadii labada sano ahayd ee la …
2sano kadib ree qaza maanta ayeey iid utahay waxeeyna qaadayaan takbiirta iida alaha unaxariisto dadkii laga xasuuqay dhaawacana alaha uboogo dhayo
2sano kadib ayaa alaah suurtagaliyey in markii 3xaad ee udanbeeysay ee ree qaza xabadjoojin helaan 🇵🇸⚡️ — Dadka reer Gaza ayaa dib ugu soo laabanaya Waqooyiga Gaza kadib markii la dhaqan geliyay heshiiska xabbad-joojinta.