Rasuulku {ﷺ} waxa uu yidhi: “Qofka Qur’aanka akhriya isaga oo… — Xadiiska Maanta — TG.ME

Rasuulku {ﷺ} waxa uu yidhi: “Qofka Qur’aanka akhriya isaga oo xifdisan oo xariif ku ah, waxa uu la jiraa malaa’igta sharafta leh, midka akhrinaya ee la rafanaya, uuna ku adag yahayna waxa uu leeyahay labo ajar.” –Muslim

☜الدال على الخير كفاعله
ـــــــــــــــــــــــــــــ
📌𝑺𝒊𝒊 𝑭𝒂𝒂𝒇𝒊 𝑿𝒂𝒅𝒊𝒊𝒔𝒌𝒂; iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
https://t.me/XadiiskaMaanta
❤14
August 26, 2026 431 3