🌻 Mar kasta oo aad aragto qof buka, u ducee inuu caafimaado; mar kasta oo aad aragto qof murugaysan, u ducee inuu farxad helo.
“U ducee xitaa qof aadan aqoon.”
Waxaa kugu filan ducada malaa’igta oo leh: “Adigana sidaas oo kale ha kuu ahaato.” 🤲🌻
https://chat.whatsapp.com/BhOB0ZipT6ZC4JRN127Ylj?s=cl&p=a&ilr=0










