
Rasuulku SCW waxa uu yidhi: Ka warrama haddii midkiin gurigiisa hortiisa uu maro webi uu maalintii shan jeer ku qubeysto, wax uskag ahi ma ku hadhayaan? Waxa ay ku jawaabeen waxba kuma hadhayaan. Nebigu SCW waxa uu yidhi: shanta salaadoodna waa sidaa oo kale oo Alle gefafka ayaa uu ku dhaafaa.
5
2
2August 17, 2026 503 4