Artificial intelligence Waa hormaray waxaad awoodaa inaad Ku sameyso wixii maskaxdaada kusoo dhaco waliba waqti Yar Video advertisement mid content creation ah Intaba waad Ku sameyn kartaa waliba waqti wax editing inaad taqaan Uma baahnid xitaa English inaan taqaano muhiim maahan
September 15, 2025 4.2K