Waan ogahay halkaan waxaa ku jira dhalinyara badan
Dhalinta inta ugu badan waxa ay rabaan waa in ay sameeyaan isbadal dhaqaale ama in ay dhaqaala ka sameyaan internetka
Hadaba waxaan idiinla wadaagayaa habab macquul ah misna u baahan kaliya dadaal iyo maskax furan dhaqaala badana aan kaa rabin
1. Digital business: waxaad iibin kartaa shaya badan oo digital ah sida BOOKS, TEMPLATES, COURSES, lacag kaagama baahna sameyntooda iyo iibintooda
2. Ai Agency : inaad sameysato Agency qabto service gaar ah sida inaad la shaqeyso ganacsiyada yar yar adigoo kala shaqeynaya social mediaha iyo sameynta postiyada iyo xayeeysiimaha adigoo isticmaalaya Ai
3. Ai content creator : inaad noqoto qof social mediaha lacag ka sameeyo sida Youtube , Facebook, iyo Tiktok adigoo soo gudbinaya videos lagu sameeyay Ai waliba aad bay u fududahay maanta uma baahnid Camera iyo Microphone si aad lacag ugu sameyso social mediaha
4. Ai Blogging : inaad sameysato website kadib aad kusoo daabacdo posts adigoo isticmaalaya Ai waliba markaad Viewers fiican hesho aad ku xirato Adsense sidaasna daqli kaaga soo galo
Fursadaha waa badanyihiin ee qofkii ka faaideysan lahaa noqo
Mahadsanidiin