Galabta Waa si rasmi ah noogu bilowday cashirada dufcada 35aad ee Graphic Design Dhamaan Ardayda iska diiwan gilisay waxaan u rajeynaa Guul Sido Kale waxqabadkooda Mudo Labo bil kadib waxaan idinkula wadaagi doonaa Youtube-ka Samewade Academy.
MAHADSANID.
------- F.G: Hada is diiwan gili oo hel Cawinaad Joogta ah.
__________________________________________________
Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300

July 11, 2026 1.3K