Ma rabtaa inaad baratid Digital Marketing, adigoo si toos ah ula falgalaya macallimiin khibrad u leh suuqa digital-ka.?
𝗗𝗶𝗴𝗶𝘁𝗮𝗹 𝗠𝗮𝗿𝗸𝗲𝘁𝗶𝗻𝗴 𝗕𝗼𝗼𝘁𝗰𝗮𝗺𝗽, waa tababar 𝟯 𝘁𝗼𝗱𝗱𝗼𝗯𝗮𝗮𝗱 ah oo si gaar ah loogu talagalay dadka doonaya inay bartaan digital marketing, content creation, content marketing, social media marketing iyo paid advertising.
𝐁𝐨𝐨𝐭𝐜𝐚𝐦𝐩-𝐤𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐮 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐭𝐚𝐚:
Foundation of Digital Marketing and Strategy
Content Marketing, Creation and Planning
Social Media Marketing and Paid Advertising
Waxaa ku hagi doona 3 macallin oo kubaro ah oo inbadan kusoo guda jireen suuqa dijital-ka.
Start Date: 13 June 2026
Duration: 3 Weeks
Certificate: Yes
On Campus Training, Taleh, Som-oil Building, Mogadishu
Limited Seats: 20 Students Only
Haddii aad rabto inaad dhisto xirfad practical ah oo maanta si weyn looga baahan yahay suuqa shaqada, tani waa fursaddaada.
Isdiiwaangeli maanta, Kuraastu way xaddidan tahay.
Wa.me/+252614287820
















