Asc wan idin salamy dhalin yaro xaladina iga warama side tihin Ina ficn tihn fila yooo adban idinkaga rali galinena malmahan hos udhaca ku yimid channel ka gor dhow xalqado badan idin so socdan
Mida kale waxa idinka codsanena dadka chatting sodhiga sawirada Ina naga dhaftan plz wanaga codsi hada uu channel kena hos usocda plz 🙏🏻 naga Daya wan idin barya 💔😞

