@QasrigaAkhriska · 2.4K subscribers
"Qofka aan gu’ga iyo ubixiisu dhaqaajin, kamanka iyo xadhkihiisu xadantayn, shinbiraha iyo codkoodu dheelmin wax weyn baa ka si ah." Imam Ghazali❤️
The short link opens the channel straight in the Telegram app — not in a browser tab.
tg.me/go/QasrigaAkhriskaIs this your channel? Add @tgme as admin — and see how many people click your links. Get the stats →
Channel created January 17, 2024per Telegram
We have been tracking it since July 24, 2026
In all that time the channel has changed neither its name, nor its @username, nor its avatar.
We show only what we have seen ourselves.
🤲🤲❤️
Xormada Bisha Rajab🕊 Bisha Rajab waa bil ka mid ah bilaha xurmada leh ee Ilaahay si gaar ah u sharfay. Waa bil aan caadi ahayn, bil xusuusinaysa in noloshu aysan ahayn mashquul joogto ah oo adduun, balse ay tahay safar u baahan in qalbiga dib loo habeeyo. Rajab waa bil lagu xasuusto in dambigu uus…
Waxaa ka dhiman 29 maalin. 2026 hadaf yadaadu ha cadaadaan. Insha Allah😘🏃♂
"Sida lo riyoon karo hadii lo rumayn karo cidba may rafaadeen" ✅🙈 Abwan weedhsame
"Waagii subax kuu dhasha iyo Qoraxda galin kuu dhacdaba Wadkaad u dhawaanaysa Ifkaad ka dhamaanaysa Dhabtuna wa aakhirada" 😭💔