,,,😭😔🤲
Ilaahow Ani ma arko waxa ayada qalbigeda ku jira lakin adiga waad aragta waxa ku jira gudaha qalbigeeda ❣️😭
Ilaahow hadey sacadyar uu qalbigeeda murugo yar daremo ilaahow faraxd ugu badel Hadey xanusatana cafimad igu badel 😔🫰
Ilaahow ayada adiga dartaa Ayn isku imaney adigana I jecleysiyey adiga qalbigeyga boos ugu yeeley ilaahow inta cumrgeda ka dhiman farxad igu dhameyy 😪🤲

9
1
1November 3, 2024 878